<

DAAWO: Wasiir Xoosh oo Wareysi Xasaasi ah ku Karbaashay Madaxda Maamuladda & Xog Cusub

Wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya Xoosh Jibriil ayaa bixiyay xog lama filaan ka bixiyay wadashaqeynta kala dhaxeysa madaxda maamul goboleedyadda dalka.

Waxaa uu bixiyay xog cajiib ah oo ku aadan waxii dhexmaray madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdi weli Gaas markii uu ku booqday magaaladda Garoowe.

HOOS KA DAAWO WAREYSI XASAASI AH.

Sidoo kale Wasiirka ayaa ka hadlay qaabkii uu uga bad baaday mooshinkii xildhibaanadda dowladda, xiliga la dhameystirayo dastuurka iyo wax qabadka Wasaaradiisa.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.