<

DAAWO:Puntland oo soo bandhigtay meydad ay sheegtay in Alshabab ay uga carareen Dagaal ka dhacay Mudug.

Dagaal qaraar ayaa Duleedka Gaalkacyo ku dhexmaray Koox lagu sheegay Alshabab iyo Ciidanka Puntland.

Dagaalka oo leysku adeegsaday Hubka culus iyo kan fudud waxa ka dhashay qasaare Nafadeed iyo mid hantiyeed sida lagu soo bandhigay Deegaanka Jeexdin oo uu Dagaalku ka dhacay.

Puntland ayaa soo bandhigtay Meydad laga cararay iyo qasaarihii ka dhashay Dagaalka.

 DAAWO MUQAAL XASAASI AH


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmedaxmed says:

    Sawir beenaad meesha noo soo dhigteen, Sawirkaan waa dagaalkii Suuj iyo Garmaal, ummada ha qaldina. Puntland Hal qof oo ay mara madow saareen ayey sheegteen.




.