<

DEG DEG: DFS Oo Qirtay Jiritaanka Arrinta Qalbi Dhagax Iyo Sir Cusub Oo La Helay

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay jiritaanka wararka maalmahan dambe la isla dhexmarayey ee ah in Itoobiya loo gacangeliyey sarkaal ONLF ah kaasi oo lagu magacaabayey C/ Xakiin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax).

Su’aal ku saabsan arintaan waxaa la weydiiyey Ra’iisul wasaare Kheyre, hase ahaatee waxaa dhabarka u dhigtay Sanbaloolshe.

Waxa uu sheegay Sanbaloolshe in ariintaan ay tahay mid aad u xasaasi ah, ayna la socdaan, balse aysan hadda ka jawaabeen oo waqtigeeda saxaafadda kala hadli doonaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.