<

DHAGAYSO: Madaxda ONLF oo sheegay in Madaxda DFS dhabarka katoogteen masuulkodana filayaan Itoobiyaanka

Ururka ONLF ayaa sheegay shalay in mas’uul sare oo ka tirsanaa ururkaasi oo toddobaadkii hore laga qabtay magaalada Gaalakacayo loo gacaan geliyey dawladda Soomaaliya.

ONLF waxay ku eedeeysay Dowladada Soomaaliya inay sarkaalkaasi u dhiibtay Itoobiya, taasi oo ONLF ku sheegtay arrin jabineyso xeerarka caalamiga ah iyo kuwa Soomaaliya.

Sarkaalka ONLF u qaabilsan xogheynta ururkaasi Caddaani Hirmooge oo ku sugan dalka Australia ayaa VOA uga warramay kiiska sarkaalkan Cabdikariim Sheekh Muuse.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.