<

Kheyre oo ka Hadlay waxa ka jira inuu isku shaandheynayo wasiiradiisa

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo caawa ka qeybgalaya kulan ay saxaafadda su’aallo ku weydiinayaan isaga iyo wasiiradiisa ayaa si aan gambasho lahayn uga hadlay waxa ka jira inuu isku shaandheyn ku sameynayo wasiiradiisa.

Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaraha in ay la yaab ku noqotay markii uu maqlay in uu isku shaandheynayo xukuumaddiisa, wuxuna uu tilmaamay in qorshaha ugu jirin isku shaandheynta.

“Sidaad ii xusuusisay waad ku mahadsan tahay inaan wax isku shaandheeyo, laakiinse hadda ma jirto waxaan isku shaandheynayo” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha.

La soco wixii soo kordha


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.