<

SAWIRRO CAJIIB AH: In ka badan 2 Milyan oo xajinaya Sanadkan (Daawo Kacabada oo buux dhaaftay)

In ka badan laba Milayn oo xujey ah aya ku sugan magaalooyinka barakeysan ee Maka Almukarama, waxaana bilaabanaya waajibaadka Xajka maalinta berri ah.

Xajkan ayaa si weyn loogu diyaar garoobay, waxaana kacbada ka muuqata inay durba buux dhaaftay, sida ay muujinayaan sawirradii ugu danbeeyay ee wakaalada wararka Sacuudiga ay soo qaaday.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.