<

DAAWO: DF oo si rasmi ah 26-sano kadib ku guuleysatay in Hawada Somalia laga Maamulo Muqdisho….

Dowlada Federallka ayaa 25 Sano kadib ku Guuleysatay in Hawada Soomaaliya laga Maamulo Magalada Muqdisho lana xiro Xafiiskii Nairobi.

Waxaa arintaan maanta ku dhawaaqay Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad oo la kulmay Madaxda Hay’ada Qaramada Midoowe ee hawada Soomaaliya ka maamusha dalka kenya waxaana lagu hishiiyay in Hawada Somalia laga maamulo Muqdisho sidoo kalana si buuxda awooda maamulka gacanta loogu galiyo Dowlada Soomaaliya.

kulanka Maanta ka dhacay Magaalada Nairobi ee lagu kala saxiixday Hishiiska Taariikhiga ah waxaa sidoo kale dhinac ka ahaa Maareeyaha Hay’adda Duullista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed Yuusuf Cabdi Cabdulle (Yuusuf Jaalle).


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.