<

DEG DEG Cod Sir ah:Madaxweynihii Hirshabeelle oo madaxda lahadlaayo laga duubay iyo xogo kayaabin doona ku dhageyso

Codsi sir ah ayaa laga duubay madaxweynaha hirshabeelle Cali Cosoble oo lahadlaayo gudoomiyaha barlamaanka ee maamulkaas oo ku aadan xilka qaadistii lagu sameeyay dhawaan.

Madaxweyne Cosoble iyo gudoomiyaha ayaa xogo farabadan oo xaqiiqda ku saabsan isdhaafsaday waxaana kaaga muuqan doono waxyaabo aad hore u ogeyn.

Xogtaan ayaa kabadeli doonto wararkii aad hore ogala socotay xilka qaadista maamulkaas iyo masuuliyiin dowlada katirsan oo qorshayaal fog fog ka leh xilka qaadista waxaana kamid ah.

 


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.