<

Deg deg Daawo Sawirada: Banaanbaxa weyn ee Xiligaan ka socda Muqdisho Laguna diidan Yahay Mooshinka…

Wararkii Ugu dambeeyay aan ka helnay Banaanbaxa ka Mqdisho ayaa sheegaya in banaanbaxayaasha ay ku qeylinayaan Erayo ay ku taageerayaan Xukuumada Soomaaliya oo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay ka gudbiyeen Mooshin Xasaasi ah oo salka ku haya kiiska qalbi dhagax oo loo gacan galiyay dowlada itoobiya.

Banaanbaxa oo ka socda meelo kala duwan ayaa midka ugu weyn waxaa uu xiligaan ka socda wadada Maka al-mukarama waxaana kasoo qeyb galay dadweyne aad u badan balse waxaa xusid mudan in banaanbaxaan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobalka Banaadir oo Xaruumaha degmooyinka dadka baabuur kaga soo qaadaya.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.