<

DEG DEG SAWIRO: Kulanka Xasaasiga ah ee Xildhibaanada BF oo furmay, iyo Tirada Xildhibaada Xaadiray…

War degdeg ah oo hada naga soo gaaray Xaruunta Gollaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu furmay kulanka xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaasoo ah maanta mid Xasaasi ah.

Xildhibaano gaaraya 170-ayaa fadhiga maanta xaadiray waxaana Ajandaha miiska saaran uu yahay ka doodista kiiska Qalbi dhagax oo loo gacan galiyay dowlada itoobiya sidoo kale waxaa jira mooshin ka dhan ah xukuumada waxaana shirka gudoominaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.