<

DHAGEYSO: Farmaajo Oo Waxgarad & Siyaasiyiin Caan Ah U Adeegsaday Arinta Qabi Dhagax iyo Nabadoonka murusade tageeray dhiibistii Qalbi dhagax

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wajahay Culeys Siyaasadeed oo aad ubadan taasi oo hadda inuu ka sariigto doonayo.

Waxa Farmaajo uu u adeegsaday ka hortega Kacdoon Shacab oo lagu dumiyo Dawladiisa Odayaal iyo Siyaasiyiin Caan ah si Xaalada loo dejiyo.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Kulan maanta ka dhacay Muqdisho ayaa ka qeyb galayaasha waxay muujiyeen in Dawlada laga daayo Mucaaradnimada oo la hubsado waxa socda iyo siday wax udhaceen.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah Duqeyda Dhaqanka Muqdisho ayaa sheegay in La Hubsado ay muhiim tahay oo Kadib wixii ay dawlada Soomaaliya ka tiraahdo kadib ay ka hadli doonaan.

Lama saadaalin karo waxay ku dambeyn doonto Qadiyada C/kiriin Qalbi dhagax oo meel sare gaartay,tobankii Cisho Ee Lasoo dhaafay.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. axmedaxmed says:

    War cid dhiibtey malaha, ninkaan isagaa Xabashi la heshiiyey, Somaliyey Siyaasadaan aad hor boodeysaan,idinkaa la idinku burburinayaa. buuqaan iyo qayladaan inaka joojiya. ee nabada yartaa aad haysataan ha iska burburinina, Farmaajiowuu iska tegi karaa maxaase ka dambeynaya. hadda nin la tarxiile a

  2. Qalinle says:

    Bro axmed qabyaaliiste ayaad tahay wali murasade ayaad tahay Bro seedigiin iyo kheyre qalad wee galeen marmarsiiyo majirto qof walbo ayaad og in danbi galeen waa tuugo dadka qaladka ee galeen

  3. Axmed says:

    Axmed diiriye iyo xasan xaad iyo sh nuur baaruud ma og yihiin inay ku jiraan liiska ay Ethiopia doonayso in loo soo gacan galiyo waa raggii hogaaminayey dagaalkii la baxay muqaawamada ee maydadka la gubay ee Ethiopian ka lagu jiidjiiday jidka warshadaha

  4. Axmed dheere says:

    Baryahan waxaa aad loo hadal hayaa dhiibista c.kariin sh muuse.qalbi.dhagax ckriin dhalasho.ahan.waa itoobiyaan onlfna waa dad itoobiyaan isaga walaallii sh.ibraahim sh.muuse wuxuu ku.dhaawacmay dagaalkii.77 qalbi dhagax na sidoo kale.markaa yaa ay.la.dagaalamayeen yeysa udagaalamayeen waxaan dhihi karaa wadan ayna lahayn ayaa loo.dagaalamayey tusaale.sh.muuse wuxuu ahaaa qaxooti isna.sargaal dawladeed markaaa ciidanka wadanka waxaa noqonkara.muwaadin isaga wuxuu kasoojeeda gobolka.dollo hooyadii xoolahoodii ayuu gubayey in uu qaxooti ahaana waxaa.kuu cadayn dhiibistiisa uu yahay ethiopian.wadankiisa loo.celiyey

  5. hadialamin45@hotmail.com says:

    DADKA DOWLAdA DIOFAACAAYO WAA DADKA Madaxweeynaha iyo Raisulwasaaraha

  6. Oday cali says:

    @axmed axmed
    Lulume dabayaa ama goon gurataaba walee baan caqli lagu weydiin.qalbi dhagax haddii aad wax u hayso show waadba hilibkiisaadba karin lahayd!!!
    Afdaboolan waa dahab.sxb waxaa wanaagsan inaad aamusto afxumada aad wadana joojiso.haddii aad soomaalinimada moodey qoyskiina iyo inta aad garanayso amase wax qoys bixiyo.sidaas ma aha arintu.waxaan soo xusuustaa maalin uu faroole hadal nacasnimo ah ku hadlay isagoo u gafay mujtamac dhanoo soomaali ah.marka waxan aaf meesha ku soo xarxariiqday adeerkaa ayaad ka soo minguurisay yaadse ka dhaadhicin kartaa khuraafaadkan.qoladii lulumaha dabanjirtay ayaa kugu soo shubtay yaa kaa dhageysan.

  7. Abdirashid says:

    He was a Somali period, and Farmajo and Kheire are traitors. When citizen elect double faced evil individuals and foreign agents expect the worst.




.