<

DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle Oo Afka Furtay&Arinta Qalbi Dhagax & Farmaajo uu ku Yiri…

Xildhibaan Hore Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arin waayahaan gil gishay Baraha Bulshada Ee Internet-ka.

Salaad Cali Jeelle ayaa hadda umuuqda mid difaacaya khaladaad walbo oo ka dhaca Dawlada uu Hogaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo maadaama siyaasad ahaan ay isku soo dhawaadeen.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Kulan ka dhacay Muqdisho ayuu Salaad ka sheegay inay hadda dareemayaan in guuxa siyaasadeed ee socda uu u arko mid Cadaawad kale laga leeyahay Dalkana in lagu dumiyo dawladiisa la rabo.

Ma uusan carabaabin Salaad Cida uu ku tuhmay inay Dano gaar ah leedahay uuna ku sheegay Cadow balse uu muujiyey sida loo baahan yahay in Dawlada Farmaajo la taageero.

Dadka qaar ayaa si maldahan inay u arkaan Mr Salaad Cali Jeelle ka biyo diiday in Farmaajo usacbo tumayo hase ahaatee warkiisa kusifeeyey Nabadoon Soomaaliyeed oo Dawladnimada in la bur buriyo  kasoo horjeeda.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.