<

Dhageyso Wareysi: Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartan kubadeed oo adduunka ah…

Ciyaartooy mataleysa Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya koobka Aduunka ee kubad cayaraha caalamka ee loo yaqaan (World Mini Football) oo sanadkaan lagu qaban doono dalka Tunizia.

Ciyaartan oo caalamka ku cusub ayaa waxaana markii ugu horreysay lagu qabtay dalka Mareykanka sannadkii 2015-kii, waxaana xiga sannadkan oo uu ka dhacayo dalka Tunisia.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.