<

Dhageyso: Xildhibaankii Maanta Lagu weeraray Muqdisho oo Xog badan shaaciyay…

Barqanimadii Maanta ayaa Kooxo hubeysan oo wadatay Gari nooca raaxada ah waxa ay rasaas ku fureen Gaari kale oo uu lahaa Sanator xuseen Xaaji oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Gaariga Xildhibaanka ayaa xiliga la weerarayay waxa uu marayay meel aan ka fogeyn Isbiatalka Masaarida oo ku yaala Isgoysyada Digfeer iyo Taleex ee degmada Hodan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

In kastoo uusan la socon Gaariga xildhibaanka ayaa hadana waxaa uu sheegay in ay ku dhaawacmeen Gabar uu Adeer u yahay iyo Darawalkii Gariga, islamarkaana haatan uu baaritaan socdo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.