<

Dhageyso:Odayaasha Hawiye oo difaacay MD Farmaajo xogna kashaaciyay siyaasihiin iyo qabiilo wato…

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Odayaasha Dhaqanka ayaa waxa ay ku baaqeen in la joojiyo mucaaradnimada lagu haayo Dowladda Soomaaliya oo wali aana jirsan muddo sanad ah.

Odayaasha ayaa sheegay Dowladda inay wax badan ka qabatay arimahya kala duwan, sidoo kalena la tiigsaday horumar.

Waxa ay sheegeen siyaasiyiin xil doon ah inay ka faa’iideysanayaan mucaaradnimada Dowldda Soomaaliya sida ay sheegayaan Nabadoon Axmed Diiriye iyo Nabadoon Xaad oo ka hadlay kulankii maanta Odayaasha ay ku yeesheen Muqdisho.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA ODAYAASHA

Muddooyinkaan dambe waxaa soo badanaya xubno siyaasiyiin kala duwan oo mucaaradaya Dowladda, kuwaasi oo Baraha Bulshada ku soo qoraya hadalo lidi ku ah dowladda.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. axmedaxmed says:

    Odayaasha Hawiye Farmaajio ma difaacin, shacabow idinkaa la idiin sheegey in eidin ku dhicin bohosha la idiin qoday, siyaasadaan yar iyo wey aad hor boodeysaan iska dhaafa.

  2. Axmed says:

    Axmed diiriye iyo xasan xaad iyo sh nuur baaruud ma og yihiin inay ku jiraan liiska ay Ethiopia doonayso in loo soo gacan galiyo waa raggii hogaaminayey dagaalkii la baxay muqaawamada ee maydadka la gubay ee Ethiopian ka lagu jiidjiiday jidka warshadaha

  3. SAMAALE says:

    WAR BEENTA DAA ODAYAAL HAWIYE DIFAACEY MA JIRAAN EE DHEH ODEY MURASADA DIFAACEY WAA KAAS XAAD LATAAGAN

  4. Abdirashid says:

    I agree with samale




.