<

Dhageyso:Tuugo udhacdo xaafado kamid ah Muqdisho oo habeenkii kusoo badanaayo

Habeenadii ugu danbeyse ayaa lasoo shegayaa in degmooyin katirsan gobolka banaadir kusoo badanaaye tuugada dhacda ugeysato dadka shacabka gaar ahaan guryaha xiliyada saqdi dhexe.

Afhayeenka gobolka banaadir ayaa arintaasi kahadlay waxaana oo sheegay in tuug saqajaan habeenadii dhac a geystaan degmooyinka qaar halka kuwa kale saqdi dhexe u dhacaan xaafado kamid ah gobolka banaadir.

HALKAAN KADAAWO MUQAALKA VEDIO

Afhayeenka ayaa sii raaciyay in qaar kamid ah tuugadaas soo qabatay dowlada soomaaliya halka kuwa kale ku raad jogaan ciidamada dowlada oo howl galo xiliyada saqdi dhexe kafuliya xaafado kamid ah magaalada Muqdisho.

Kahadli taanka mamaulka gobolka banaadir imaaneyso xili tuugo dhac ka geysato qeybo kamid gobolka banaadir halka kuwa kale udhacaan xaafado kamid ah magaalada.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.