<

SAWIRO: Muqdisho oo maanta marti gelineysa Dhacdo weyn & Dadweyne fara badan oo ku qulqulaya…

Bandhigga saddexaad ee buugaagta ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne kala duwan ay saf ugu jiraan ka qeybgalkiisa.

Qabanqaabada bandhigan ayaa si weyn uga duwan kuwii hore, iyadoo ay ka qeyb galayaan qorayaal, dadweyne kala duwan iyo mas’uuliyiin waxaana lagu soo bandhigayaan kumanaan buugaag.

Carwooyinka Bandhigga buugaagta oo noqday dhacdooyin muhiim ah oo ku soo kordhay magaalooyinka Soomaalida, iyagoo soo jiita kumanaan dhalinyaro u badan oo xiiseynaya dhacdooyinkan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.