<

Xildhibaan Mahad Salaad Oo Afka Furtay Sheegayna In Xukuumadda RW Kheyre…

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mudanyaasha doodda kulul ka jeediyey golaha shacabka ayaa sheegay in marnaba uusan aqbaleyn in xukuumadda Kheyre ay marmarsiyo arrinta Qalbi Dhagax uga dhigto heshiisyo aan jirin.

Wuxuu sheegay iney markaasi heshiis gaareen Labo maamul oo kala ah Galmudug iyo DDSI, iyaguna ay ahaayeen kuwo heshiiyadii ay gaareen Labadaasi maamul ku howlgaleen.

Wuxuu sheegay in heshiiyadii ay xitaa maamulladan gaareen aanay ku jirin in dad la isku soo qabto iyo wixii lamid ah.

Xukuumadda Kheyre ayuu sheegay iney tahay mid dano kale oo qarsoon leh, islamarkaana muhiim ay tahay in dib loo eego kalsoonideeda.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    DALADEEYDA GAARKA WAA DAD LA AF DUUBO OO

    LOOGA SOO BADASHO QALBI DHAGAX MIDAAS AYAA KA FUDUD DOOD DHEER KADIB

  2. abirashid wadani says:

    waxaan leeyhay ummada somaaliyed hamigii loo qabay dowladdii aynun dooranahay waxaa u ujeedaan maanta meesha ay marayso. waa qaran jab iyo magaca xumo aan weligeed aan magaca somali aan ka hadhi doonin. ruux kasta oo wadani ah sidaas ayaa amxaaro loogu gacan gelin doonaa. ha la tashado ayaan leeyahay

  3. dhegacadde says:

    Asc Shacabka Somaliyeed waxaan idinleeyahay yaan hadalkooda dheg loo dhigin ku wadanka danahay gaarka ka leh siyaasiinta qaar tan kale Maxaa awalba loo soo qabtey mala is weydiiyey meesha waxbaa ku qarsoon .
    awalna Abdikariin waxaa loo adeegsadey galmudug maalaga hadlo cida dhibta ku keentey Abdi kariin




.