<

Daawo Maqal+Muuqaal: Karooto Mucjiso Ku Noqotay Caalamka Oo Lasoo Bandhigay

Majalada ka faaloota Arimaha Layaabka Ee guinnessworldrecords ayaa soo bandhigtay Karootadii ugu Culeyska Badan Dunida ayaa dadka la tusay.

Culeys ahaan waxaa lagu sheegay in ay Karootadaasi aheyd 10 Kiilo iyo wax la jira waxaana laga helay Beer Darjiineed ku taalla Gobolka Minnesota, USA, (Mareykanka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ninka soo Helay Karootadaasi Culeyskeeda aan Caalamka hore looga Arkin oo lagu magacaabo Christopher Qualley ayaa wareysi uu bixiyey ka sheekeeyey sida ay ugu suurta gashay.

Waxay aheyd Mid Nasiib ku timid iyo Riyo Rumowday buu hadalkiisa Raaciyey Christopher Qualley.

guinnessworldrecordsNew record: Heaviest carrot 🥕 “I was lucky enough to have a dream come true,” says gardener Christopher Qualley from Minnesota, USA, whose enormous vegetable weighs in at 10.17 kg (22.44 lb). Giant carrots generally develop secondary roots that grow out of the main central root, which is what makes them so large. However, to achieve the record, no sticks, dirt or stones can be included in measuring or weighing. We’re really digging this new record!

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.