Daawo Video+Sawirro: Laacib Dheela K/Cagta Oo Ciyaartoyda Kale Kaga Yaabsaday Madaxiisa

Laacibka Kooxda Stoke City Weerarka uga dheela Ee la yiraahdo Peter Crouch ayaa hantiyey Abaal marinta Cajiibka ah Ee Bogga http://www.guinnessworldrecords.com lagu diin waan geliyey.

Ciyaaryahanada kale Ee Ka dheela Caalamka Ee K/Cagta kula jira ayuu Crouch ayaa la sheegay noqday midka ugu madax dhalista badan Ee K/Cagta.

 

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ciyaaryahankii Hore Ee Liverpool Peter Crouch ayaa dhirir mid kaga sareeya Ciyaartoyda kale waxaana uu yahay mid teesta Madaxa lagu dhaliyo loo aqoonsaday kan ugu badan.

51 Gool ayaa la sheegay inuu hantiyey Crouch oo dhalintiisa looga yaabsaday madaxa uu ku dhex dhigay Shabaqa.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay