<

Dhageyso: A/Madoobe Oo Afka Furtay Sharaftana Ka Qaaday Farmaajo & Digniin Uu udiray Beesha Caalamka

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] ayaa ka hadlay nux nuxda durba kasoo baxday Madaxda Dawlada Ee ku Aadan Shirka Kismaayo.

Sida looga fal celiyey Shirkii Kismaayo War Murtiyeedkii kasoo baxay Shacabka Xitaa isweydiin ayey gelisey,waxaana Madaxda Dawlad Gobolleedyada Dalka ay umuuqdaan kuwo lasoo baxay Miciyo libaax.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Axmed Madoobe ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay uga digayaan inay ku dhex fal galaan Saameynta Siyaasada Soomaaliya oo hadda meel cakiran gaartay.

Waxa uu Madoobe sheegay inay ufasaxan yihiin go’aan aan meel jirin inay ka qaataan Xal raadinta Xiisada Siyaasadeed Ee udhaxeysa Dawlad Gobolleedyada iyo Dawlada Dhexe Ee Dalka.

Axmed Islaam Madoobe waxa uu sheegyay in Farmaajo uu noqday Mid Hayi Raac ah oo dhinicii loo jeediyo keliya ugudba taasina aysan aheyn mid dalka lagu xukumi karo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. axmed says:

    Waa Cadahey, Farmajio in uusan mowqif iyo go,aan lahaeyn ,Somalina wadi karin, Dhibka iyo kala geynta Somaliyeed, qabiilka ninka wadana isagaa keeney, waxna kama qaban karo. laakiin bal waxa y sameeyaan hala arko. waakan xaley dhaarnayey dhegoolkii uu meesha keeney. isaga oo iska dhigaya nin dal xakuma ee awood le.

  2. hadialamin45@hotmail.com says:

    ,
    MAASHAA ALLAAH FARMAAJO WAA SAX SAN YAHAY

    IN KASTOO MEELO YAR YAR DULEEL KA JIRA WAXII MARIIXAAN LAGU SAMEEYAY AYUU U AAR GUDAAYO AL SHABAAB GUUL ILAAHOW XOOJI MAAMUL GOBALEEDYADA OO LABA ISLAAN IS QALAAFSAN MID UUN LA SAFTEEN WAA IN QARAXYO LOOLA EEG TAA;




.