<

Dhageyso: Aroos Hadal Heyn Badan Reebay Uu Galay Wasiir Yuusuf Garaad+Lacagta Ku Baxday

Sida lagu sheegay Xog aan helnay waxaa lacag badan ay ku baxday Guurka Wasiirka dhinaca Khaarajiga ku magacaaban Waddanka Soomaaliya.

Yuusuf Garaad Cumar ayaa la sheegay in Lacag tiro ahaan aan la shaacin uu ku bixiyey Xaflada Aqal galkiisa oo Mas’uuliyiin iyo dad Marti sharaf ah iskugu yeeray.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Shabkada Badwey.com ay heshay waxaa la sheegayaa in Yuusuf Garaad uu Muddo labo Isbuuc ah ka qaatay Fasax Shaqada Qaranka si uu naftiisa usiiyo wakhti gaar ah.

Mar uu ka hadlay Guurkiisa Yuusuf Garaad Arooskiisa waxa uu si kafatn ah u yiri yaan la is dhihin waa odayoobay Duqee xilligaan maxaa ku qasbay Guurka.

Waxa uu yiri Shaqada Bulshada iyo Tan Qaranka intaan Hayey baa wakhtigii iga fakaday.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.