Dhageyso: Axmed Diiriye & Nabadoon Xaad Oo Runta Indhaha Ka Saaray Farmaajo & Kheyre

Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali iyo Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa hadda wajahaya Xaalad dhiinto dhiinto ah.

Waxay ahaayeen kuwo si weyn ula safnaa dawlada Federaalka balse Xasuuqii ka dhacay Bariire iyo sida ay Xaaladu aheyd dhinaca Galmudug wax kale bey dareemeen odayaashu.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxgaradkaan oo ilaa Xilligii Itoobiyaanka kusugnaayeen Muqdisho Af Miishaarnimadooda la ogaa ayaa waxay qadiyada Habar Gidir oo ay kasoo jeedaan iyo Dulmiga lagu hayo iska diideen.

Axmed Diiriye oo Ah Rug Cadaa dhinaca Dhaqanka yaqaan ayaa ishaaray in Farmaajo yahay mid soo wada wax aysan Soomaalida ku farxad gelin.

Nabadoon Xaad ayaa si maldahan usheegay inaysan ogolaan doonin bahdil lagu sameeyo Dhaqanka Habar Gidir.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay