Dhageyso: Cabdi Qeyb-diid Oo Sir Banaanka Keenay & Hadalkii Yaabka Lahaa Ee Ujeediyey R/W Kheyre

Senetor Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb-diid) ayaa waxa uu farta ugu fiiqay R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre inuu la yimaado Wasiiro Waxtar leh Ee Xukuumadiisa ah.

Cabdi Qeyb Diid Ayaa si gaar ah ula hadlay R/wasaare Kheyre islamarkaana soo jeediyey in xilka laga qaado Wasiir Xoosh Jibriil.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Warar hoose ayaa sheegaya in R/wasaare Kheyre iyo Cabdi Qeybdiid ay muddo hadalka isku dhaaf dhaafsanayeen,ugu dambeyna keentay in Qeyb diid uu guuleysto.

Wasiir Xoosh ayaa Shir uu ka furi lahaa Muqdisho Xanibay,kulankii shalay ka dhacay Muqdisho Ee Isaga Arintiisa looga arinsanahay.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay