Dhageyso: Cadaado Oo Lacagtii Ugu Badneyd R/W Kheyre & Thabit Cabdi Uqaadeen Si Loogu Rido Xaaf

Madaxda Dalka ayaa waxay geed dheer iyo mid gaaban ukoreen sidii ay uridi lahaayeen Xaaf oo ah Hogaamiyaha Koobaad Ee Xilka laga tuurayo.

Koox Caado Qaatayaal ah oo la shaqeeya Dawlada Dhexe ayaa loo adeegsanayaa duminta Nidaamka Maamul Ee Galmudug Hadda ka shaqeeya.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

R/W Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa waxay iska kaashanayaan in Doorasho Xoog Ah ka qabtaan Cadaado iyadoo Xaaf khasab loo ceerinayo.

Lacag Badan ayaa Thabit Cabdi Maxamed oo Ah Duqa Magaalada Muqdisho waxa uu udaabulay Cadaado oo lagu dooranayo Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug oo doorashada loo ballamay 25-ka Bishaan inay qabsoonto.

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo Habeen ka hor Xasan Kheyre la shiray waxay sheegeen in lagu ballamay sidii Awood Xilka looga qaadi lahaa Xaaf oo Galmudug hadda ku adkeysanaya Madaxweynaha Sharciga ah.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay