<

Dhageyso Cod sir ah oo laga duubay Shirka Maamul Gobaleedyada ee kismaayo & Shirqoolka halkaasi ka socda…

Warbaahinta ayaa si hoose u heshay Cod sir ah oo laga duubay Shirka Madaxda Maamul gobaleedyada uga socda magaalada kismaayo waxaana shirkaasi lagu wadaa caawa ama berri subax in laga soo saaro War-murtiyeed.

Madaxda ku shiray kismaayo ayaa la ogaaday in ay ku hishiiyeen in ay sameystaan Golle cusub oo lid ku ah awooda dowlada dhaxe, waxaana gollahaasi marba hogaankiisa loo dhiibaya mid kamid ah maamul gobaleedyada.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA SIRTA AH:

Codka Sirta ah ee la duubay ayaa soconaya in ka badan 30-daqiiqo waxaana dhageysan kartaa iyadoo laga baaraan dagayo qaabka loo qoraayo qoraalada shirka kasoo baxaya iyo siraha ku qarsan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.