Dhageyso: Dawlada Masar Oo Qorshe Halis ah La Dooneyso Soomaalida & Digniin La bixiyey

Mid ka mid ah Dawladaha Carabta iyo africa ugu saameynta Badan,Waa mid ka mid ah Dalalka ugu Awooda Badan Dhinaca Meliteriga Africa,Waxaana Masar ay hadda ay kusoo jeedisey Indhaheeda Dalka Soomaaliya.

Masar waxay dooneysaa inay isku dir ka dhex bilowdo Maamul Gobolleedyada si kadib ay Dawlada Dhexe ay ugu biseyl noqoto Rabitaanka Dalalka Khaliijka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Dawlada Masar waxay sheegtay inay Soomaaliya tahay mid ka mid ah Waddamada Saameynta ku leh Arimaha Khaliijka oo qoladii ay la saftaan faa’iido u ah.

Wasiirada,R/wasaaraha iyo Madaxweynaha Masar ayaa siyaabo kala duwan ula shiray Bishii Hore Farmaajo Qaahir markii ay tageen,islamarkaana ay soo jeediyeen in Qatar Xiriirka loo jaro.

Hadii Ay Soomaaliya ka biyo diido Fariinta uga timid Masar waxaa laga yaabaa in Dagaal Ahli Ah Masar uhorseedo Soomaalida Dhexdeeda sidii 1991-kii oo kale.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay