Dhageyso: Fahad Yaasiin Oo Dejiyey Qorshe Uu Ku Xirayo Ama Ku Dilayo M/weyne Xaaf

Waxaa sii soconaya Qabyaalada uu ku dhaqmayo Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo Hanjabaad Hor Leh Udiray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf.

Ilo muhiim ah ayaa usheegay Badweyn.com in Fahad Yaasiin uu ku goodiyey inuu xarig ku sameyn doono M/weyne Xaaf oo u arka mid Siyaasad Qalafsan la damacsan Dawlada Federaalka Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Qorshahaan uu Fahad Yaasiin ugu hanjabay M/weyne Xaaf ayaa qaab beeleed isku badeli kara,waxaana shir xasaasi ah uu ka dhacay Xarunta Villa Soomaaliya.

Shirkaasi waxaa Fahad Yaasiin iskugu yeeray Taliyaha NISA Sambalolshe,Senetor Dhag dheer iyo Axmed Qoor qoor taasi oo lagu dejiyey Shirqoolkii Axmed Xaaf Lagu xiri lahaa ama lagu khaarajin lahaa.

M/weynihii Hore Galmudug C/Qeyb diid ayaa diidan isku dayga dilka ah ee la doonayo Xaaf in lagu khaarajiyo ama Galmudug lagu Dumiyo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    shiiqaalki ma heerkaasuu gaarey, walee caawa xaaf haduu dhereg u dhinto adigaa u qoolan, waadna arki doontaa. wax buu is moodey.




warar kii ugu danbeeyay