<

Dhageyso: Ilko Xanaf Oo Xil Culus Loo Magacaabi Rabo & Digniin Laga Bixiyey Xog Uu Shaaciyey

Maamulka Soomaaliland ayaa waxay isku diyaarineysaa Doorasho ay Gasho taasi oo la leeyahay waxa indhaha ku haya Dadka Deegaanadaasi kasoo jeeda iyo Beesha Caalamka.

Doorashadaasi waxay dhaceysaa 13-ka Bisha Dambe Ee November waxaana tijaabo ay unoqon kartaa in la siiyo Aqoonsi heer Caalami ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Gudoomiyihii Hore  Ee Maxkamada Sare Ee Dalka Soomaaliya Abuukaato Ceydiid C/llaahi Ilko Xanaf ayaa la sheegay in uu ka digay Reer Koonfur inay yihiin kuwo nabad u ogoleyn Soomaaliland.

Ilko Xanaf ayaa la sheegay in uu qaban doono Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Soomaaliland kadib doorashada ka dhaceysa Deegaanadaasi.

Shabkada Badweyn.com ayaa heshay Xogtaan xilli Ilka Xanaf uu xilka qaaday Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.