Dhageyso: Mahad Salaad,Axmed Fiqi & Xildhibaano Kale Oo Bilaabay Qorshe Halis Ku Ah Farmaajo

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka islamarkaana Beesha Hawiye kasoo jeeda ayaa waxay dejiyeen Qorshe Halis ku ah Madaxweyne Farmaajo.

Warar ayaa sheegaya in Lacag Badan lagu siin doono xubnaha qaban qaabinaya Qorshahaan lagu ridayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Waxa uu sheegay Xildhibaan Fiqi inay hore u rideen oo Xukunka Dalka uga tuureen Madaxweyne Siyaad Barre,ayna Farmaajo ceerin doonaan qudhiisa.

Xildhibaanada Mahad Salaad,Axmed Fiqi iyo Xildhibaano kale oo Hawiye iyo Daarood kasoo jeeda ayaa doonaya inay Qabyaaladnimada uu ku dhaqmayo Farmaajo ay majo xaabiyaan.

Sida muuqato waayahaan dambe waxaa xaalad cakiran ay ka jirtaa Maamul Gobolleedyada oo la ficil tamaya Dawlad dhexe Soomaaliya.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Xildhibaan Fiqi, maxaa daba dhigey M. Siyaad barre allaha u naxariistee, ma wax uuka hadluu garan waayey iyo annagaa Saarney, war xishood ajende Mucaarad ah ee lagu tuurayo Farmaajioiyo dhegoolka uu ato, keen qabiilka inaga daa. Habargidir M. siyaad ma cayrin. waxna noqon waaye.




warar kii ugu danbeeyay