Dhageyso: Safiirka Soomaaliya Ee Talyaaniga Muuse Xasan Cabdulle Oo DFS Xil Culus Umagacowday

Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya inuu Sameeyo Isbadel Culus oo Xilalka Saraakiisha Qaar lagu sameenayo Ciidanka iyo Mas’uuliyiinta Dawlada Soomaaliya.

Inkastoo Abgaal uu yahay Muuse Xasan Cabdulle hadana waa Xirfad yahan Aqoon sare ka gaaray Muddo uu kusugnaa Waddanka Dibadiisa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Danjiraha Soomaaliya Ee Dalka Talyaaniga Muuse Xasan Cabdulle ayaa laga yaabaa in Xil Sargaal Ciidan loo dhiibo,waxaana la sheegay in Safiirada la badelayo uu ku jiro Danjire Muuse.

Soomaalida ku dhaqan Italy ayaa waxay sheegeen in Muuse uusan waxba uqabanin,qaarkood waxay Soomaalida tahriibayaasha ay Talyaaniga ku dayacan yihiin Waddooyinka Dalkaasi.

Farmaajo oo ah Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu wadaa qorshe lagu tayeenayo Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay