Dhageyso: Shabaab Oo Hal Arin Awgeed Isgaarsiinta Hawada Ka Saara Habeenkii Deegaano Caan Ah

Ururka Al Shabaab ayaa waxay sameeyaan Arin Culeys iyo Saameyn badan ku reebta Dadka Deegaanada ay Maamulaan Xilliga Habeenkii Ah.

Meelo badan oo katirsan Ururka Al Shabaab goobaha ay ka taliyaan waxaa la xaqiijiyey in Shirkadaha Isgaarsiinta la damiyo oo Anteeno la’aan la dhigo Mobilada.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Shabaab waxay uga goleeyihiin Arintaasi sidii Xogtooda aysan uheli laheyn Shacabka oo laga dhageysan waxay ku shirayaan,sidaa darteedna mamnuuca Isgaarsiinta wixii ka dambeeya 10:00 Fiidnimo.

Wariye katirsan Badweyn.com oo Sanadkii hore socdaal ku maray deegaano katirsan Gobolka Sh/Hoose,Jubbooyin iyo Bay ayaa xaqiijiyey in Anteeno la’aan ay ahaayeen deegaanadaasi oo Shaabaabku Hawada ka saareen xilliga oo Maalin ahaa.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay