Dhageyso: Shirqool Aan Caadi Aheyn Oo Loo Dhigay Xaaf & Doorasho Xoog Ah Oo La Qabanyo..

Sida ay Xaaladu umuuqato waa mid kale oo Culeyskeeda leh maadaama awood ay hadda gaartay in la isku adeegsado oo jawiga isbadeli karo.

Xiisada Galmudug ayaa umuuqata mid faraha kasii baxeyso waxaana la adeegsan doonaa Quwad xitaa hub in la adeegsado ay ubadan tahay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Shirqoolka ayaa ka mid ah in Doorashada Galmudug ka dhici doonta uu Xoog ku fuliyaan oo la doonayo Xaaf in meesha looga tuuro.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dooneysa sidii ay ubadeli laheyd Hogaanka Maamul gobolleedyada walaw ay naqshad ka dhan ah Dawlada Dhexe ay ku abaabulayaan Shirka Kismaayo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay