Dhageyso Shirqool: Wasiir Xoosh Oo R/W Kheyre & Mas’uuliyiin kale Utashadeen Sidii Xilka Looga Qaado

Kulan Xasaasi ah oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa looga arinsaday sidii Arimaha Dastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya wax looga qaban lahaa.

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulankaasi kusugan waxa uu ka sheegay in Wasiirka Wasaaradaasi ku magacaaban uu fadhiid noqday.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Xubno ka socday Gudiga Dastuurka Dalka iyo gudiga Madaxa Banaan ayaa waxaa lagu heshiiyey in Xilka laga qaado Wasiir Xoosh.

R/wasaare Kheyre ayaa waxaa laga yaabaa isku shaandheynta uu sameyn doono dhawaan uu meesha ka saaro Wasiir C/raxmaan Xoosh Jibriil.

Badweyn.com ayaa ogaatay in Wasiir Xoosh loo dhigay Shirqool Shaqada looga Eryi doono isagana uu xogta helay kana sariigan karin sida wax loo wajahayo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay