Dhageyso Sir Culus: Farmaajo Oo Fahad Yaasiin U Aqoonsaday Hogaamiyaha Dalka Ugu…

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,Madaxweyne Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo Ah Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa soo kala dhex galay Khilaaf Xoogan oo Saameyn durba reebay.

Khilaafka waxa uu ka dhashay sida looga fal celinaayo Arinta Shirkii Kismaayo Ee Shalay lagu soo geba gabeeyey oo War Murtiyeedka laga soo saaray.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Fahad Yaasiin ayaa soo bandhigay in Dawlada Soomaaliya ay Warsaxaafadeed si maldahan ah ugu hanjabto Maamul gobolleedyada iyadoo Kheyre naqshad kale soo saaray balse waa laga diiday.

Farmaajo ayaa udhego nuglaaday in Hadalka Fahad Yaasin Qaato  iyadoo dadka aan la dareensiineyn sida ay Handadaada DFS bixisey Ee kusocota Madaxda ku shirtay Kismaayo.

R/wasaare Kheyre ayaa ka carooday Warka uu Farmaajo Qoraal ahaanta usoo saaray iyadoo warkiisa aan la tixgelin taasi oo khilaaf hore leh soo shaac bixisey Madaxweynaha & R/wasaaaha Dalka.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Madaxweynaha, nin taladiisa ku socda ma aha. waa nin wax loo yeeriyo. nasiib darraa na haysata. hore Xasan waxaa la dhihi jirey Gabraa wax u yeeriya, , kanna waad u jeedaan dhaqankiisa..




warar kii ugu danbeeyay