<

Dhageyso Sir Culus: Shariif Xasan Sh/Aadan Oo Sakiintiisa Udiyaarsaday R/W Kheyre & Xog La Helay

Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa uu ka hadlay qorshe laga soo maleegayo dhinaca Xafiiska R/W Xasan Cali Kheyre.

Shariif Xasan waxa uu culeys ballaaran kala kulmayaa Xasan Kheyre,oo doonaya in Lacag Kursiga looga saaro isku taxluujin doona.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

R/wasaare Xasan Kheyre ayaa lacag ku siiyey Siyaasiyiin iyo Xubno Caan Ah si baa la yiri ay udumiyaan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shariif Xasan oo kusugan Kismaayo ayaa ka baaraan dagey wax ka qabashada arinta Culeyska ah ee Kasoo food saartay dhinaca Xasan Cali Kheyre.

Madaxda Dawlad Gobolleedyada Soomaaliya ayaa laga Yaabaa inay Xukuumada utashadaan oo ay meel uga soo wada jeestaan shirqoolka ay La kulmi karaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.