<

Dhageyso Sir La Helay: Dawlada Qatar Oo Adeegsaneysa Farmaajo Kuna Dirtay Dalalka Khaliijka

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu ku wareeray Arinta Dawladaha Khaliijka isagoo sheegay in ay dantooda uun ka fekirayaan.

Dhawaan Socdaalkii ku gaaray Waddanka Sacuudiga Madaxweyne Farmaajo waxaa loogu soo gacan geliyey kudhawaad 50 Milyan Dollarka Mareykanka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA 

Dawlada Qatar ayaa la ogaaday inay Kala jebineyso Dawlada Dhexe iyo Dalalka Khaliijka waxaana ay 150 Milyan ay miiska usaartay Farmaajo si  uu dhankooda usoo maro.

Fahad Yaasiin oo ah Wakiilka Qatar Ee Soomaaliya ayaa Farmaajo ku qal qaalinaya in Xiriirka ujaro Dalalka Khaliijka oo Sacuudiga,Imaaraat-ka iyo Masar ku jiraan.

Warar hoose oo Badweyn.com heshay waxay sheegeen inay hadda socoto Qorshe uu go’aan Cad Farmaajo kaga qaadanayo Dalalka Khaliijka Mowqifkiisana ay ubadan tahay in Qatar la safto.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    Al Xamdulilaah QATAR AYAA DAN NOO AH iyo

    TURKIGA :




.