Dhageyso: Soomaaliya Oo Ku Lug Yeelaneysa Dagaal Itoobiya & Masar+Halis Ka Dhalan Karta

Safarkii Dawlada Soomaaliya Xubno ka kala Socda Sida Jawaari oo dhawaan tegay Qaahira iyo Farmaajo oo kasii Horeeyey waxay Calaamad su’aal saartay Shaki la qabay.

Farmaajo ayaa kulankii uu la qaatay C/fitaax Al Siisii waxa ay isla soo hadal qaadeen sidii Loo xoojin lahaa Xiriirka Labada Dal udhaxeeya.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa kulankaasi loogu soo bandhigay inay iska diidaan Amar ku taakleynta iyo Handadaada ay Itoobiya ku heyso Hogaankooda.

Waxaa Hubanti ah oo dadka badankood Soomaalida Og yihiin in Mas’uul Walbo oo Qaranka ama mid maamul Gobolleed uu aado Dalka Itoobiya.

Badweyn.com waxay ogaatay in Masar ay dooneyso sidii Muranka ka dhex jira Iyaga iyo Itoobiya Soomaaliya usoo geliso taasi oo la isku hayo Muranka Biyaha Webiga Niil iyo cida maamuleysa.

Waxaa Macquul ah inay dagaalmaaan Masar iyo itoobiya waxaase la leeyahay Soomaaliya ayaa baxar loo qal qaalinayaa oo aysan ka digtooneyn dabinka lagu ridayo,


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay