<

Dhageyso: Turkiga Oo Kula Heshiiyey DFS Arin Halis Ku Ah Sacuudiga,UAE & Masar

Shabkada Badweyn.com ayaa soo ogaatay in Heshiis hoose uu dhexmaray Dawlada Turkiga iyo Dawlada Federaalka Soomaaliya taasi oo weli si faah faahsan loo shaac bixin.

Heshiiska waxa uu yahay mid la doonayo in lagu sii ballaariyo Wada shaqeynta Walaalnimo mid heer sare lagu gaarsiin doono.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ilo madax banaan ayaa Badweyn usheegay in Turkiga uu heli doono Fursad weyn uu dhaqaale iyo Bacramin Afkiisa uu ku sameeyo Dalka Soomaaliya.

Taasina waxay tahay in lagu wareejinayo dhamaan Dekadaha Dalka oo Xitaa mida Ber bera Ee Soomaaliland ku jirto lamana oga sida ay wax ku dhici doonaan.

Turkiga ayaa Qaarada Yurub inuu ka mid noqdo waxa uu ku doonayaa maadaama la weydiiyey Dal ka mid ah Caalamka oo Afkiisa looga hadlo Soomaaliya ayuuna ku beerayaa Afkiisa kuwo barta si Aqoonsi loo siiyo Yurub kaga mid noqon doono.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. hadialamin45@hotmail.com says:

    AL XAMDULILAAH WAA KHEER WANAAGAN




.