<

Dhageyso: Wasiirada Tumashada & Fisqiga Ku Hilmaamay Howshoodii+Kheyre Oo Hanjabay

Waxaa hubanti ah inay Xukuumada ku jiraan Wasiiro la sheegay inay Wakhtigooda ugu badan siiyaan Hablaha kuwooda ugu quruxda badan Ee ay la jiiftaan.

Hoteelada iyo goobaha gaarka ah Ee Magaalada Muqdisho waxaa kusoo badanayey waayahaan dambe Mas’uuliyiinta Tumashada ku caan baxay.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Wariyeyaal Hablo ah ayaa qaarkood la sheegay inay Saaxiibo dhaw la yihiin Wasiirada,islamarkaana ay qaarkood Tumashadaasi sameeyaan.

Lama magacaabin Magacyada Wasiiradaasi sababo Amni Awgeed laakiin waxaa la sheegay in ay jiraan Wasiiro,Wasiir kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal Lacag badan ku bixiya Tumashada.

Hablo waxaa kusugan Muqdisho jirkooda ka macaasha waxaana ay ubadan yihiin kuwo la saaxiiba,Mas’uuliyiinta Dawlada Soomaaliya Xilalka ka haya,hore Xildhibaano ayaa loogu Eedeeyey Tumashada,R/wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay in uu si gaar ah udaba galayo wasiirada la farmuuqay inay Barnaamijyadaasi sameeyaan.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    Ninkaan shaqadiisi wax aan aheyn buu geleyaa,, taasi mucaaradbadan bey uhorseedeysaa. nacasnima heysa, laakiin aan sugno.




.