<

Dhageyso: Wasiirka Amniga Xukuumada Somalia oo War kasoo saaray Howlgalka Xasilinta Muqdisho..

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegay in haatan amniga dalka uu yahay mid intii hore ka wanasgan isla markaana dadaal badan lagu bixiyay.

Waxa uu sheegay in ciidamada amniga ay waqti badan geliyeen sidii ay u xaqiijin lahaayeen Guud ahaan amniga dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ku taageeraan kalana Shaqeeyaan sidii amniga u sugi lahaayeen.

Hadalkaan ayaa Wasiirku waxa uu ka sheegay xili shalay uu ka qeyb galayay Munaasabad lagu soo bandhigay Dhaqanka Soomaaliyeed midka agarka u ah Haweenka.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.