Dhageyso: Wasiirka Maaliyada Oo Lacag Badan Ku Bixiyey Gabdho Caan Ka Ah Muqdisho

Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyle oo deegaan ahaan Kasoo jeeda Soomaaliland ayaa waxa lagu Eedeeyey inuu yahay mid dhaqaalaha Dalka ku takrifala.

Wasiir Beyle oo mar soo noqday Wasiirkii Arimaha Dibada Xukuumadii C/weli Sheekh ayaa waxa la sheegay inuu yahay Wasiirka ugu badan Ee Haasaawaha iyo Tumashada ugu badan sameeya Xukuumada jirta.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Il wareedka la hadlay Badweyn waxay sheegeen in Gabdho Caan ka ah Muqdisho oo jirkooda ka ganacsada ay isku dayeen inay fadeexeeyaan Wasiir Beyle balse uu ka digtoonaaday sawiro ay la galeen kana diiday in ay faafaan.

Mid ka mid ah Hablaha xamar deggan ayaa gabar ay Saaxiibo yihiin usheegtay in Wasiir Beyle uu Boqol dollar Shopping Ahaan usoo siiyey galab ay wada kulmeen.

Sikastaba waa badan tahay in wasiiro lacag badan ku bixiyaan la kulanka Hablaha kuwooda ugu quruxda badan Ee Muqdisho ku nool oo dad keenistooda lacag ku qaata.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay