Dhageyso: Wiil Soomaali ah jeclaaday gabar Hindi ah balse Aaqirkii Maxaa dhacay?…

Haddii aad weligaa maqli jirtay Soomaali iyaga uun isjeclaada, maanta waxaan idin heynaa wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabar Hindi ah, kuwaa oo ku kala nool dalalka Koonfur Afrika iyo Hindiya.

Baraha bulshada ayay wiilka iyo gabadha isku barteen oo uu kula hasaaway, waxaana halkaasi ka dhashay jacayl markii dambe sababay inay is mehersadaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA:

Hadaba wiilkan oo lagu magacaabo Muxiyadiin Murshid Sheekh Axmed oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu u warramay BBC-da qeybta AfSoomaaliga.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay