<

Dhageyso Xog Xasaasi Ah: Thabit Cabdi Oo Qorshe Layaab Leh Ka Damacsan Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay yoolkiisa ku aadan sidii loo heli lahaa Maamulkiisa mid Magac uu ku yeesho.

Thabit oo Ay Mareykanka Saaxiib ku ahaayeen Farmaajo ayaa waxa uu ka mid yahay Saaxiibada udhaw Madaxweynaha Soomaaliya oo mararka qaar lala wadaago go’aanada la qaadanayo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Thabit Cabdi ayaa wada qorshe uu ku doonayo sidii Dadka Muqdishaawiyiinta ah dhamaan Kaar Aqoonsi ah ugu sameyn ahaayeen si kuwa Amniga lidiga ku Ah Loo xakameyo.

Waxa uu sheegay in Guryaha Xamar loo sameyn doono Address Ama Meel lagu soo aqoonsado,si ay tilmaam ahaan durba loo garto markii wax looga baahdo.

Arintaan ayaa dadka qaar ay sheegayaan inaysan si sahal ah ku suurta geli karin sabab lagu sheegay Shabaab oo ah kuwo jecel bur burinta Nabad gelyada.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.