Xog Culus Dhageyso: Faarax Macalin Oo Xil Looga Magacaabayo DFS & Sababta Ka Dambeysa

Gudoomiye Kuxigeenkii hore Ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa la aaminsan yahay in Siyaasad ahaan waxay isku dhaw yihiin farmaajo.

Waxa uu sheegay Faarax Macalin in Dalka Soomaaliya uu helay Hogaamiye Wanaagsan markii Febraayo Sanadkaan la doortay Madaxweyne Farmaajo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Hadda wararka la helayo waxay sheegayaan in Xil Looga magacaabi doono walaw aan si rasmi ah loo sheegin jagada lala rabo inuu qabto.

Faarax Macalin ayaa dhaliilsan Siyaasad ahaan Madaxweynaha Kenyatta oo ay isku qabteen Arimaha Dalka Kenya si loogu jebiyo Faarax ayaana Xil Dawlada Soomaaliya umagacaabeysaa.

Arinta Khabarkaan run noqdo ayaa waxa uu noqon doonaan Culeys uu soo wado Faarax Macalin oo lagu dhabar jebinayo Siyaasiyiinta iyo Mas’uuliyiinta Dalka Kenya.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Raamsade says:

    beentiinii manta ma sheeko ciyaaleed ayay isku bedeshay waryaada dadka aad wax uqoreysaan ogaada in ay kujiraan kuwo idinka aqoon badan saxaafada ninkan xildhibaan ka noqday

  2. Raamsade says:

    soomaliya xilkama qabankaro waa nin kenyaan ah




warar kii ugu danbeeyay