<

Xog Dhageyso: Dowlada Farmaajo oo ku dhacday Shirqool horay usii diyaarisay Dowladii Xasan sheekh…

Xilhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta ka qeyb galayay Barnaamijka dood ayaa ka hadlay xiisaa siyaasaeed ee dalka ka jirta iyo shirkii ku soo dhamaaday Kismaayo.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xiisada Siyaasaeed ee jirta ay sababtay in Madaxda Maamul goboleedyada ay la wareegaan Awoodii Dstuuriga aheyd ee dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

“Dowladdii hore ayaa Maamul Goboleedyada siisay awood ka badan tii ay lahaayeen, 7 bilood ayey howshii Baarlamaanka u afduubneed oo ay ku badasheen Madal Wadatashi taas ayaana sababtay in ay Maanta is moodaan in ay awood leeyihiin ayuu yiri Xilhibaan Dalxa”


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.