Xog Xasaasi Ah Dhageyso: R/W Kheyre Oo Dejiyey Sidii Habar Gidir Dabka Ugu Shubi Lahaa

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dejiyey Farsamo Layaab Leh oo lagu baabi’inayo Awooda Ciidanka Beesha Habar Gidir ugu jira Dawlada Soomaaliya.

Hadii Warkaan sida loo helay u run noqdo waxaa macquul ah in la isku Raadsado Murusade iyo Habar Gidir oo la isku beegsado meelo ay ka mid tahay Muqdisho.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Xasan Kheyre ayaa sheegay in Habar Gidir ay awood Beeleed isticmaaleyso kana hor imaan karta Nidaamka Dawladnimada sidaa awgeedna la damacsan inuu geeyo Furumaha Dagaalka.

Arintaan ayaa waxa dad badan ay ku tilmaameen mid keeni karta Colaad ka dhex dilaacda Labada Beel,iyadoo Bishii Hore ay Ciidanka Xasilinta oo u abaabulan Qaab beeleed ay weerar ku qaadeen Ciidan kale oo kusugnaa deegaanka Haanta Dheer Ee Muqdisho oo Murusade iyo Habar Gidir ay is fara saareen.

Ciidanka Xasilinta Xamar waxaa ubadan Maleeshiyaad la Qarameeyey oo Beesha R/wasaaraha Dalka ah kuwo Kasoo Jeeda.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. axmed says:

    War yaa wax u sheega dhegoolka kheyre, Murursade Baabuur baa qaada, wax ay sameyn karaan ayaa iska yar. walee waa lagu guban.




warar kii ugu danbeeyay