Dhageyso: 90 Xildhibaan Oo Muqdisho Ka Wada Mooshin Culus & Ajaanib Ka Digay Dhibaato Dhaco

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa muddo Afar Maalin kabadan kusugan Muqdisho oo Shir Xasaasi Ah Siyaabo kala duwan ugu yeelanayey Halkaasi.

Waxa la tilmaamay in xildhibaanadaasi ay ku xiran yihiin Hay’ado shisheeye kuwaasi oo diidan in Maxamed Cabdi Waare Qorshihiisa uu sii maro.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Hoteelka SYL Ee Muqdisho Shir Ballaaran oo ay iskugu yimaadeen,Xildhibaano Kasoo jeeda Beelaha Xawaadle,Abgaal,Jareer weyne,Habar Gidir,Baadi cade,Gaal¬† jecel iyo Qabaa’ilo Kale.

Waxa looga hadlay shirkaasi sida loo diidan yahay Golaha Wasiirada Ee Lagu dhawaaqay,islamarkaana la sheegay in dhalinyaro aysan Xilkaasi Aqoon,ulaheyn lasoo magacaabay.

Badweyn.com ayaa xog ku heshay in 85  Xildhibaan ay gaarayaan kuwa kasoo horjeeda Qorshaha Waare uu Golaha Wakiilada ku doonaya in la meel mariyo markii la horgeeyo Baarlamaanka Hirshabelle.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay