Dhageyso: Ajaanib Muqdisho Ka Bilaabay Inay Uruursadaan Diin Diinka & Kumanaan Dollar Oo Lasiinayo….

Qolyo Cadaan ah ayaa Xog ay Heshay Badweyn.com waxay bilaabeen inay ka uruursadaan Diin diinka oo la aaminsan yahay in walxo manfac leh Calooshiisa ku jiraan.

Diin diinka ayaa qofkii keena laga siinayaa lacag dhan 3 Kun Dollar ilaa 8 Kun Dollarka Mareykanka halkii Xabo waxaase daba socda in diin diinka laga helo Arimo Gaar ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ajaanibta waxay sheegeen in Mobile Nokia ah al dul saarayo Diin diinka hadii uu damo la saarayo bir qabato hadii uu ku dhegana sidii la rabay uu yahay.

Dad badan ayaa waxay bilaabeen inay soo uruuriyaan diin diinka oo lacago badan laga siinayo taasi oo baadiyaha iyo Beeraha wixii diin diin joogay lasoo waayey oo nabaad guur ku dhacay.

Badweyn.com ayaa heshay xog ah in Dalka laga dhoofinayo Diinka Qalabka inta lagala baxo xitaa kun kun ilaa boqol Kun Dollarka Mareykanka laga kala siisanayo.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay