Dhageyso: Ciidanka NISA Oo Muqdisho Ka Bilaabay Naqshad Aan Hore Looga Baran & Taleefoonada Oo…

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya ayaa waxay bilaabeen in ay Shacabka Muqdisho Dhex Galaan si baa la yiri ay ugu soo dumaan Rayidka.

Wada shaqeynta dhexmari doonta Taliska Cusub Ee NISA loo magacaabayo iyo Ciidanka Hay’adaasi ayaa aad u adkaan doonto oo howlo badan laga Xanibi doono Ciidanka.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Ciidanka NISA waxaa la sheegay in Taleefoonada qaar laga dhageysto hadda oo Xogahooda ay ku dhacayaan Qalab la dhigay Xarunta Habar Khadiijo Ee NISA Laga Maamulo.

Badweyn.com ayaa waxay ogaatay in Bistooladaha qaar Ciidanka Dharka Cad laga Reebo Galabtii markii ay Xarunta ku laabtaan,ayna taasi cabsi Amni keentay.

Waxa Askarta qaar Ee NISA ushaqeeya ay ka walaac qabaan inay beylah unoqdaan dilka Shabaab oo Cad hilib ah ula mid ah.


Shabakada Badweyn.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail Badweynnews@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




warar kii ugu danbeeyay